Aw Cabdiqani waa qorihii "Haqabtire" oo ah buuggii ugu iibsiga badnaa tobankii sano ee la soo dhaafay. Buuggan uu qoraagu u bixiyey "Ababinta Toosan" wuxuu ku soo bandhigay talooyin ku salaysan xigmad iyo aqoon ina baraysa ababinta ugu wanaagsan ee carruurta. Sida ay ila tahay, waa uu guulaystay qoyskii ku dhaqma casharrada iyo waanada halkan ku jira. Qoysku waa unugga bulshada, haddii uu hagaagana waxaa liibaanay bulshadii oo dhan. Yuusuf X. Cabdullaahi Xasan – Bare iyo qoraa manhajka Afsoomaaliga ee dalka Sweden.
The art of raising children evolves from the primitive obstacles to its best, and this book is defintely one of the milestones in this field. "Ababinta Toosan" is full of guidelines and advices on effective parenting. Aliqeyr Mohammed Nur – Somali writer and linguist.
ArbetstitelAbabinta toosan, andra upplagan
Standardpris279.00
Illustrerad Orginaltitel
Åldersgrupp
BandtypHäftad
Recensionsutdrag
Läsordning i serie
MediatypBok
AvailableToOrder IsContractProduct Inlaga
Sidor142
Publiceringsdatum2020-09-15 00:00:00
FörfattareCabdiqaniXasan Muxumed
Kort BeskrivningKani waa dhigane tilmaan ka bixinaya asluubta hagaagsan ee ilmaha lagula dhaqmo iyo weliba xusuusinta waalidiinta toobiyaha toosan ee ay u marayaan barbaarinta iyo kobcinta maanka & maskaxda da’yarta mustaqbalka. Dr. Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim (Suldaan Garyare) – Bare wax ka qora arrimaha bulshada iyo sooyaalka dunida Islaamka.
Storlek
Färg
IsBokinfoProduct SeriesTitle
erpOwnsPrice BokinfoStatusCode21